
Ogeysiis Rasmi ah – Magacaabis

Jaamacadda Borama waxay si rasmi ah u shaacinaysaa magacaabista
Prof Mohamud Muhumed Aleel
in loo Magacaabay : Academic Dean
Ahna Hormuudka Kuliyada: Business and Economics
Prof Mohamud Muhumed Aleel waa aqoonyahan leh khibrad tacliimeed iyo hoggaamineed, kaas oo door muhiim ah ka qaadan doona horumarinta tayada waxbarashada iyo kobcinta kulliyadda Business iyo Economics.
Jaamacadda Borama waxay u rajaynaysaa guul iyo horumar xilkiisa cusub.

Jaamacadda Borama – Aqoon iyo Horumar










